MediaWiki:Articlefeedback-dashboard-bottom/so

From translatewiki.net

Xasuusin: Waan sii wadi doonaa tijaabinta habab kala duwan wadooyinka aqoonsiga maqaalada ee boorkaan (Boorka xarunta). hadda, Waxaa diyaar ah boorka hogaanka Maqaaladaan soo socda:

  • Maqaalada ugu sareeya qiimaynta iyo kuwa ugu hooseeya: taasoo la qiimeeyey ugu yaraan toban mar afar iyo labaatankii saac ee ugu dambeeyey. isku celcelin hadba qiyaasta dhexdhexaadka ah ee dhamaan qiimayntii la soo diray 24kii saac ee ugu dambaysay.
  • Kuwa ugu hooseeya ee cusub: waana midda heshay in aan ka yarayn boqolkiiba todobaatan 70% (laba-xidig) ee qiimayn ah qaybaha saacadihii 24 saac ee ugu dambeeyey. La xisaabi maayo maqaalada aan helin wax ka yer 10 qiimayn ah saacadii 24 saac ee ugu dambeeyey.