MediaWiki:Anontalkpagetext/so

From translatewiki.net
Jump to: navigation, search

Meeshaan waa bogga wadahadalka isticmaalayaasha la aqoon oo aanan weli sameysanin akoon, ama wali isticmaalin.

Sidaas darteed, waa in aan isticmaalnaa lambar cinwaaneedka IP:ga si aan u ogaano asiga/ayada. Cinwaanka IP:ga waxaa suurto gal ah in ay qeybsadaan isticmaaleyaal badan. Hadii aad tahay isticmaale aanan la'aqoonsanin oo aad dareemaysid in laguu gafay, fadlan sameyso akoon ama gudaha gal si aad u dhowrsatid in hadhowdi laguugu qaldo isticmaalada kale oo aann la'aqoonsanin.