Template:Welcome/so

From translatewiki.net
Jump to: navigation, search
translatewiki.net
Hordhac
Biloowga
Habka Biloowga
Turjumidda
Diyaarinta heer goboleed
Aragtida guud ee howsha
Dheeraad
Tira koobka turmumidda
Tira koobka luqadaha
Sidoo kale eeg
Waxyaabaha asaasiga u ah turjumidda
Turjumaadda hadda diyaarka ah
Su'aalo iyo jawaabo
Caawinaad

Haye {{{1}}}. ku soo dhowoow translatewiki.net! fadlan u sameey magacaada luqadaha aad ku howl geli doonto. ka hor waxaad adeegsan kartaa Special:Translate, fadlan dalbo inaad awoodi karto Turjumid. waa inaad iska hubisaa halka aad ka galeeysid luqadaada. wxa uu kugu xiri doonaa bogga hore iyo qaybaha kale ee aad loo isticmaalo translatewiki.net liiska warkaan kaaga yimid.

Turjumidaada waxaa loo gudbinayaa soo saaraha maalin kasta ama dhowr usbuuc waxay ku xirantahay soo saaraha waxay qaadan kartaa waqti dheer inta aan lasoo ban dhigin waxa aad turjuntay. Way noqon kartaa maalma uun gudohood inta aan lagu daabicin Wikipedia, waxaa suura gal ah in ay socon karto dhowr bilood kuwa kale oo hor leh FreeCol.

Waxaan kuu rajaynayaa guul waxaad fariin ku dhaafi kartaa Support. Nabad gelyo!